Wasarada Shaqada Xfs Iyo Hay’adda UNICE oo ka Wadda Hadlay Sidii loo Xoojin lahaa Iskaashiga u dhaxeeya.

0
58

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimana Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta kulan miro dhal ah la yeeshey Mas’uuliyiin sare oo ka socday xafiiska UNICEF Soomaaliya oo ay hoggaaminaysay wakiilka hey’ada, Marwo Wafaa saeed.

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here