kulan Looga Hadlayo Maqaamka Caasimadda oo lagu Qabtay Magaalada Muqdisho

0
23

Jowhar- ( Radio Isnaay ) -Kulan howleedka maqaamka caasimadda ee hanaanka dib-u-eegista Dastuurka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka XFS ayaa si qota dheer looga hadlayaa maqaamka caasimadda iyo xulashooyinka caasimadeed ee miiska saaran ee loo kala doorayo si loogu xulo nuuca ugu haboon,ka qeyb galayaasha ayaa doodo ka yeelanaya dhammaan noocyada xulasho, si ay isugu raacaan hal xulasho oo ay uga taliyaan inuu noqdo maqaamka caasimadda.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here