Gudoomiyaha Xiriirka Kubada Cagta Deg Jowhar oo dhalinyarada Ugu Baaqay Horumarinta Nabad dhiska.

0
65

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha xiriirka kubada cagta degmada jowharcabdulahi sheikh dali say oo wareesi gaara siiyey raio isnaay aya sheegay in aay wadaan qorshaaasha horumarinta nabada iyo isdhexgalka bulshada,gudoomiyaha aya dhalinyarada sports ugu baaqay in aayka qeyb qaatan nabad dhiska

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here