Dhalinyarada ku Biireysa Goobaha Ganacsiga oo ku Soo Badanaya Jowhar

0
58

Jowhar- ( Radio Isnaay ) – Waxa Gudaha magalada jowhar caasimada hirshabelle ku soo badanaya dadka la imanaya fikradaha ganacsiga yar yar si noloahooda iyo mida qoyskoodaba ay u mareyaan.

Ganacsatada iibisa Waratada waxa ay ka mid tahay kuwa yaryar ee horseedi Kara fursado badan o ganacsi kobcay ah hadii dhalalnyaro badan ay la imadan fikradahan .

Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here