Shacabka degmada Xuddur oo wajahaya xaalad adag

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminaayo qeybna ay ka yihiin Wasiirka Wasaaradda Gargaarka Koonfur Galbeed Cabdinaasir Cabdi Caruush iyo masuuliyiin ka socday Hay’addaha Gargaarka sida IOM, WFP, UNHC, OCHA iyo UNICEF ayaa  gaaray Magaalada Xuddur ee xarunta Gobolka Bakool.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here