Soomaaliya iyo Turkiga oo kala saxiixday heshiis ku saabsan wax soo saarka gaaska iyo saliidda.

0
21

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan sahaminta iyo soo saarista Saliidda iyo Gaaska, iyadoo heshiiskan uu noqonayo tallaabo kale oo kor u qaadaysa xiriirka  u dhexeeya labada dal.

Heshiiska waxaa magaalada Istanbul ku kala saxiixday Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga ah ee dalka Turkiga, Alparslan Bayraktar iyo Wasiirka Batroolka iyo Macdanta Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed.

waxaa soo jeedinaya : – cabdiacsiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here