Mid ka mid ah Dadkii uu ku dhacay Cagaarshowga oo ka hadlay calaamadaha cudurkaas.

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xanuunka Cagaarshow waxa uu ka mid yahay Xanuunada dilaaga ah ee ka jir dalkeene soomaaliya waxa uuna saameyn xoogan ku yeeshay bulshada kaa oo sababay in ay u geeriyoodaan dadka uu haleelo halka qaarne ay ka bad baadeen.

Waxaa so jeedineysa : – Xaliimo Cali.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here