Suxufiyiinta ka Howgalo Somaliya oo loogu baaqay in ay kordhiyaan Aqoontooda

0
17

Jowhar – ( Radio Isnaay ) -Wasiirka Warfaafinta XFS Daa &daa uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray Aqoon Isweydaarsi ku saabsanaa hormarka warbaahinta kaas oo loo qabtay Agaasimayaasha, Tafaftirayaasha iyo lataliyayaasha Wasaaradda Warfaafinta Xfs

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here