Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Deegaanka Somaliland ayaa sheegtay in dhibaatooyin ka dhashay isbaddalka cimmilada dartood ay sababeen, in kumannaan qoys ay ku barakacaan gudaha Somaliland.
waxaa soo jeedinaaya : – cabdicasiis Xasan.
Audio Player