Kalluumaysatada Puntland oo ka cabanaya kaluumaysato ajnebi ah

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kalluumeysatada iyo ganacsatada ka shaqeeya adeegga kalluunka ama mallayga ee magaalada Boosaaso ayaa ka walaacsan, kalluun yari maalmahan ka jirtay xeebaha gobolka Bari.

Kalluumeysata ayaa arrintan ku macneeyay, xaalufin ay kalluumeysato ajnabi ah ka wadaan xeebaha Badda Cas ee Soomaaliya.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here