Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tan iyo markii wasaarada deegaanka iyo isbadalka cimilada XFS biloowday wacyilinta isticmaalka bacah halka mar oo sameeyna ku yelatay cafimaadka bulshad iyo deegaanka ayaa waxaa arintaas oo dhaweeyay shacabka ku dhaqan magaalada muqdisho ee caasimada dalka.
Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.