Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u Heshiistiinta Dowlad Galbeed Koonfur Galbeed Mudane Cabdullahi Xaaji Xasan ayaa magaalada Baydho ku soo xiray dood-wadag ku saabsanaa fahanka Dhismaha Golaha Deegaanka dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed kaasi oo uu soo qaban qaabiyay macahadka daraasadka ee IRAD.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.