Madaxweynaha Jubaland oo ku Baaqay In Laga Shaqeeyo Dhismaha Garsoor Madax banaan.

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Madaxweynaha Dowladd goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa madaxda dowlada faderaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka ugu baaqay iney ka shaqeeyan dhismaha garsoor madaxbanaan.

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here