Ceelbiyood laga dhagax dhigay Degaanka kob riyaad Ee Maamulka Puntland.

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiiru Dowlaha wasaaradda Maaliyadda maamulka Puntland Maxamuud shiikh Ciid ayaa deegaanka Robb Riyaad ka dhagax dhigay dhismaha ceel-Biyood laga hirgelinaayo degaankaas oo ka tirsan Gobalka Bari.

Waxaa SooJeedinaya :- Maxamed Nuur Xusen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here