Ururka Naafadda Gobolka shabeellaha dhexe oo Codsaday in loo dhiso Xarumo waxbarasho.

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiye ku xigeenka ururka naafadda Gobolka shabeellaha dhexe Isaaq Xaydar Caqiil ayaa sheegay in duruufo kala duwan xiligan ay soo food saaratay dadka baahiyaha gaarka ah qaba waxaa uuna codsaday in laga shaqeeyo sidii waxbarasho dhameystirian ay uheli lahayeen dadka naafadda ah.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here