Dowladda Soomaaliya oo ku Dhawaaqday nidaam cusub oo Canshuurta lagu qaadi doono.

0
72

Jowhar – ( Radio Isnaay )-  Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Biixi Iiman Cige ayaa ku dhawaaqay in Wasaaradda ay dhaqangelisay nidaam casri oo suuragelinaya in Canshuurta iibka laga qaado lacagaha la isaga diro taleefanada.

waxaa soo jeedinaya ; – cabdicasiis Xasan Macalin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here