Bulshada Dhuusamareeb oo la barayo dhibaatooyinka isbadalka cimilada.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha guud ee wasaradda isbedelka cimilada iyo horumarinta reer miyiga dowlad goboleedka galmudug Daahir Osman Maxamed ayaa Magalada Dhusamareeb ee Caasimadda Galmudug ka furay tababar Ku saabsan kor u qaadista Laqabsiga isbadalka cimilada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here