Wasaaradda Waxbarashada Dalka iyo QM oo ka wada hadlay Horumarinta Waxbarashada.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaarada waxbarashadaa hidah iyo taclinta sare xfs ayaa kulan qatay kusimaha ergeyga gaarka ah ee qm u qabilsan somaliya

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyba galay masuulin ka tirsan wasaarad waxbarashad xukuma federalka somaliya iyadoo loogu hadlay qodobo dhowra ah oo aya ka mida yihiin xiriirka ka dhexeyo wasaarad waxbarashad iyo hay,adah sida loo hormarin karo waxbarashad dalka

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here