Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhalinyarada ku dhaqan magaalada baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa bulshad soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka foojinaadan isticmaalka applicationka loogu magac daray addidas USDT oo loo adeegsado lacag dhigashada.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi.