Xildhibaanada Golaha Deegaanka Jowhar oo Wadda Qorshe looga Hortagayo Colaad Beeledyada.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xildhiban Ismacil Maxamed Xuseen Oo ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Jowhar oo wareysi gaar ah siiyey Radio Isnaay ayaa ka hadlay qorshayaasha golaha ee ku aadan xal ka gaarida dagaal beeledyada iyo Nabadeenta beelaha walaalaha ee dirirtu ku dhexmarto deegaanada Jowhar hoos yimaada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here