Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya Oo Bilaabtay Taageerida Hal-Abuurka dhalinyaradda..

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka wasaaradda Qorshenta ,maalgashiga Iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukumada fadaraalka soomaaliya Mudane Maamed cabdi Sheikh Beenabeene Oo ka hadlaya qorshayasha horumarind ee wasaaradda u diyaarineyso dhalinyarada somaaliyeed ayaa sheegay in ay wadaan qorshayaal lagu horumarinayo hal abuurka dhalinyarada.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here