RW Xamse oo ku baaqay in la Joojiyo colaada ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo.

0
63

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku baaqay in si deg deg ah lagu joojiyo dagaal beeleedyada macno darrada ah oo uu ugu danbeeyay dagaalka ka socda degmada Luuq ee gobolka Gedo.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicaiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here