Man City Oo Liverpool Kula Biirtay Badalka Grealish

0
19

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay Liverpool kula biirtay baacsiga xiddiga Anthony Gordon suuqa xagaagan.

Liverpool ayaa haatan si weyn loola xidhiidhinayaa xiddiga reer Egland kaas oo sanadkii 2023 ku biiray Newcastle.

Sida laga soo xigtay Football Insider, Man City ayaa ku biirtay tartanka Gordo iyada oo Citizen doonayso in ay la soo saxiixato xiddiga 23 jirka ah.

Wararka ayaa sheegaya in ay Liverpool wadahadalo kula jirto Newcastle laakiin ay diidayso in ay bixiso qiimaha ay Ku doonayso kooxdu.

Man City ayaa Gordon u doonaysa in ay ku badasho xiddiga Jack Grealish oo u muuqda mid aa mustaqbal ku lahayn Etihad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here