Barcelona Oo Ka Hadashay Wararka La Xidhiidhinaya Nico Williams.

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha kooxda Barcelona ee Joan Laporta ayaa ka hadlay wararka la xidhiidhinaya xiddiga kooxda Athletic Bilbao ee Nico Williams.

Barcelona ayaa lala Barcelona ayaa lala xidhiidhinayaa xiddiga Nico Williams si ay ugu xoojiyaan weerarkooda xilli ciyaareedka dambe.

“Waan jeclahay Nico, wax badan. Waxaan odhan karaa dhaqaale ahaan waanu ku guulaysan karnaa”ayuu Yidhi.

“Waa natiijada shaqada la qabtay sannadahan oo dhan si loo gaaro heerkan. Waxaan, dabcan, wajihi karnaa saxiix heerkan ah,” ayuu u sheegay Catalunya Radio.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here