Dowladaha Somaliya & Maraykanka oo ka wadda hadlay Xoojinka Xirirka labada Waddan.

0
29

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Richard H. Riley.

Kulanka Wasiirka Amniga ee Soomaaliya iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa diiradda waxaa lagu saaray xoojinta xiriirka iyo Iskaashiga labada dal, gaar ahaan taageerada ay siiyaan hey’adaha amniga dalka.

Waxaa SooJeedinaya:- Abdiwali Tima Cadde.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here