Gudoomiyaha Hay’adda Sodma oo ku Baaqay In Loo Gurmada Qoysaska ku Nool Degmada Baraawe.

0
59

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Iyadoo cudurka shuban biyoodka ka dilaacay degmad baraawe ee casimad maamulka kgs ayaa waxaa isa soo saray baqa loo jedinaayo hay,adah calamka,
gudoomiyaha hay,ada mareenta iyo Musiibooyinka sodma ayaa ku baqay in si dag dag ah loogu soo gurmado dadka usoo ritay cudurka shuban biyoodka .

Waxaa SooJeedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.