In ka badan 8 macalimiin ah oo fursado shaqo ka helay dugsi farsamo oo ku yaala Baladweyne.

0
30

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Dugsiga farsamada Gacanta ee cabaas kuyaalo Xaafadda Bundaweyne ee Magaalada Baladweyne ayaa in kabadan 8dhalinyaro macalimiin ah u abuuray furstada shaqo.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.