Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Caruurta ka shaqeeya balashka kabaha ee gudaha Magalaada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka HIrshabeelle ayaa sheegay in daruufo kala duwan ay ku kaliftay shaqada baalashka.
waxaa soo jeedinaya : – Maxamed NUur.
Audio Player