Bulshada Jowhar oo loogu Baaqay in ay ka qeyb qaataan Maalmaha Xoriyada.

0
30

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Waqooyga Soomaaliya oo la oran jiray biritish Somaliland waxa ay xuriyada qaadatay 26 juune 1960kii waxa iyadana shan maalin kadib xuriyadii qaadatay koofurta Soomaaliya oo talyaanigu gumeeysan jiray.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.