Madaxweyne Guudlaawe oo ka tacsiyeeyay geerida Maxamed Shiikh Cismaan Jawaari.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa guud ahaan shacabka Soomaaliyeed kaga tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariisto Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka BJFS Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

waxaa soo jeedinaya : – cabdicasiis Xasan.