Kulamo xal loogu raadinayo colaada Gobolka Mudug oo ka billaawday Gaalkacyo

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulan hordhac ah oo ay isugu yimiddeen  masuuliyiin ka kala socday maamullada   Galmudug  iyo  Puntland oo ay kala  hogaaminayeen, Wasiirro kala socday labada maamul kuwaas oo kala ah Wasiirka Waxbarashada & Tacliinta sare iyo Wasiirka Maaliyadda Puntland, wasiirka amniga Galmudug iyo Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Galmudug ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacyo.

waxaa soo jeedinaya : – cabdiacsiis Xasan.