Imtixaanka Shahaadiga fasalka 12aad oo Maanta lagu gaba-gabeeyay Jowhar.

0
19

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad ee dugsiga sare ee dalka ayaa maanta lagu soo gaba gabeeyay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

waxaa soo jeedinaya : – Xaliimo cali.