Dayactir lagu bilaabay waddo muhiim oo ku taalla Baladweyne

0
27

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudi ka kooban odiyaal, culumudiin, dhalinyaro iyo bulshad inteeda kale ee ku dhaqan magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiraan ayaa bilaabay dayactirka wadooyinka burbursan ee magalaada kuwaas oo saamaeyay fatahaada wabiga shabelle uu ka sameyay gobolka hiraan.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.