Olole bilic soo celin ah Oo laga Sameeyey Baydhabo

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Ololahaan Rinjiyeenta dhir Beeris iyo Nadaafadeed ee ay qabteen ururka dhalinyarada degmada iyo waaxda caafimaadka iyo Faya dhowrka ayaa ujeedkiisa ahaa mid looga diyaar garoobaayey Todobaadka xuriyada ayidoona sidoo kale kor looga qaadayey bilicda Magaalada.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.