Magaalada Naroobi oo lagu qabtay Xafladda 26-ka Juun.

0
56

JOwhar – ( Radio Isnaay )- Magaalada Nairobi ee caasimadda Dalka kenya ayaa lagu qabtay munaasabad lagu maamusayay 26 june oo maalinta gobolada waqooyi ay ka xoroween gumeystihii ingariiska.

waxaa soo jeedineysa : –Sahro Cabdi.