Kulan looga Hadlayay Saameeynta fatahaadaha oo Jowhar lagu qabtay.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xubnaha golaha deegaanka Magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad goboleedka Hirshabeelle oo shir isugu yimid Magaalada Jowhar ayaa ka hadlay saameeynta fatahadaaha.

waxaa soo jeedinaya;- Maxamed Nuur.