Cudurka Shuban biyoodka Oo ka dilaacay deegaano Hoostaga Baraawe.

0
27

Jowhar – ( Radio isnaay ) – Cusbitaalka guud ee magaalada Baraawe ee caasimada mamulka Koonfur Galbeed ayaa lasoo gaarsiyay in ka badan 10 quf oo soo ritay cudurka shuban biyoodka.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro cabdi Xuseen.