Dhismo Buundo Cusub Oo Laga dhaxdhigay Magaalada Garoowe

0
48

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Masuulin ka socota dowlada hoose ee magalad garoowe iyo hay,ad TTN aya dhagax dhigay buundo cusub oo laga hirgaliyay magaaladaasi waxaana ka qeyb galay masul katirsan maagaalada garoowe iyo hay’adda TTN.

Waxaa SooJedineysa:- Sahra Cabdi Xuseen.