Laamaha ammaanka Baraawe oo meel fagaare ah ku gubay maandooriye.

0
30

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ciidamada Booliska magaalada Baraawe ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa gubay maandooriye xashiish oo ah oo Ciidamada amaanka ganacnta kuso dhigeen.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.