Saldhig boolis oo laga dhagax dhigay Deegaanka Carta ee Puntland

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Degaanka Carta Ee Degmada Carmo Ayaa Laga Dhagax Dhigay Dhismaha Saldhiga Boliiska Ee Degaankaasi.

Munaasabada lagu dhagax dhigay Rugta Booliiska Deegaqnka Carta ayaa waxaa kasoo qaybgalay Maamulka Degmada, Saraakiil Degmada iyo qaybaha kale ee Degmada.

waxaa soo jeedinaay : – cabdicasiis Xasan.