Kulan looga Hadlayay Saameeynta Fatahaadaha Wabiga oo Jowhar lagu qabtay.

0
54

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Si wax loogu ogaado saameynta ka dhalatay fatahaada wabiga shabelele oo saameeyay deegaano badan oo ka tirsan gobolkani shabeellada dhexe iyo gabi ahaan dallagyadii u beernaa beeraleyda, Wasiir ku xigeenka wasaarada beeraha iyo waraabka maamulka hirshabelle ayaa kulan la qatay qaar ka mid ah beeraleyda gobolkani kuwas oo saameyna balaran ku yelatay fatahada wabiga shabeelle.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.