Dhaqaatiir ku nool Baladweyne oo bilaabay hab online oo lagu heli karo dhiigga Aadanaha.

0
34

Jowhar – ( radio Isnaay ) – Dhaqaatiirtaan oo ku nool magaalada Baladweyne islamarkana ku mideysan Ururka deeq bixinta dhiiga ee Hiiraan ayaa bilaabay hab online ah oo lagu heli karo dhiigaga ay adagtahay in la helo.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed nuur.