Bulshada Baydhabo Oo Laga Wacyigelinayo ka hortagga dhibaatooyinka Haweenka ku dhaca.

0
22

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Kulankan Labada maalin ahaa ayaa looga hadlaayey sidii loogu hortagi lahaa dhibaatooyinka ay Haweenka la kulmaan iyadoona ay ka qeyb galeen dhalinyaro isugu jirta Rag iyo Haween si ay fikarahooda uga dhiibtaan sida loo joojin karo dhibaatooyinka ka dhanka ah Haweenka.

waxaa soo jeedinaay : – cabdicasiis Xasan.