Madaxweyne Guudlaawe oo Socdaal shaqo ku tagay deegaano hoostaga Warshiikh.

0
38

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa socdaal shaqo ku maray deegaanada Ceelloow iyo Kurshaalle oo hoostago degmada Warsheekh ee Gobalka Shabeellada Dhexe.\

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.