Dekedda Kismaayo oo laga daah-furay Shirkad keeni doonta Markab kunteenarada qaada.

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne kuxigeenka labaad Jubaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo uu weheliyo Maareeyaha Dekedda Kismaayo Axmed Xaaji Aadan Guuleed ayaa xarigga kajaray kambaniga Somlink iyo Markabkooda Sahra1 oo ah Markab qaada kunteenarada badeecadaha kala duwan lagu soo qaado kaas oo hadda wixii ka dambeeya Dekedda Kismaayo ka shaqo bilaabaya.

waxaa soo jeedinaya : – Maxamed Nuur.