Beraleyda Tuulad Xudur Ciise Oo kacabanaya Cayayaan saameeyay Beeraha

0
71

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tuulada xudurciise oo kamid ah tuulooyinka hoos taga degmada mahadaay ee gobolkani shabellah dhexe ayaa ka cabanaayo cayayan sameyaya dagaladii u beranaaa beeraleyda.

waxaa soo jeedineysa :- Sahro Cabdi.