Baaq Nabadeed oo loo Diray Beelo ku Dagaalamaya Gobalka Galgaduud.

0
104

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Culimada ismaamulka mandheer ayaa baaq u direy beelaha walalaha ah ee ku dagaalamaayo degaano ka tirsan gobolka galgaduud ee maamulka galmudug waxaana culmada ay nasiib daro ku tilmaamey in ayidoo lagu jiro bilihii xurmada ay muslimiinta daadineyaan dhiigooda.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.