Mashruuc lagu Qeybinayo Hilibka udxiyada oo Laga Hirgaliyay Muqdisho.

0
73

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mu’asasada Al-Maxaasin ee horumarinta iyo waxbarashada oo kaashanaysa xarunta Boqor Salmaan ee gargaarka Bini’aadantinimo ayaa ku dhawaaqday in la daahfuray mashruuca lagu qaybinayo hilibka udxiyada ee sanadkaan 1445 / 2024 ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdiwali Tima Cadde