Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabelle oo Farxada Ciida La qeybsaday Bulshada Maxaas.

0
24

JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweyne ku xigeenka HIrshabeelle Yusuf Axmed Hagar, salaadiinta iyo waxgaradka gobolka Hiraan iyo qeybaha kaal duwan ee bulshada ku nool degmada Maxaas ayaa goob fagaaro ah waxa ay kuwada dukadeen salaada Ciida.

waxaa soo jeedinaay : – Cabdifitax AXmed.