JOwhar – ( Radio Isnaay ) – Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta Salaada Ciidul-Adxa kula tukaday boqolaal shacab ah iyo masuuliyiin ka tirsan Dowladda Hirshabeelle magaalada Jowhar.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.